Xidhiidhka Dhaqaale ee Somaliland iyo Itoobiya oo La Xoojiyay: Guddoomiyeyaasha Bangiyada Labada Dal oo Kulmay

0
Sunday August 31, 2025 - 13:12:52 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 319
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xidhiidhka Dhaqaale ee Somaliland iyo Itoobiya oo La Xoojiyay: Guddoomiyeyaasha Bangiyada Labada Dal oo Kulmay

    Kulankan ayaa lagu tilmaamay mid taariikhi ah, isagoo muujinaya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulankan ayaa lagu tilmaamay mid taariikhi ah, isagoo muujinaya
May be an image of 3 people, suit and newsroom



Guddoomiyaha Bangiga Somaliland, Cabdinasiir Axmed Xirsi, ayaa maanta kulan muhiim ah kula yeeshay Guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee Itoobiya, Mamo E. Mihretu, xarunta dhexe ee Bangiga Itoobiya ee Addis Ababa. Kulankan ayaa looga hadlay sidii loo xoojin lahaa iskaashiga dhaqaale iyo maaliyadeed ee labada dal, gaar ahaan sidii loo fududeyn lahaa adeegsiga hababka bangiyada ee ganacsiga iyo maamulidda dhaqaalaha labada dal.

Kulankan ayaa lagu tilmaamay mid taariikhi ah, isagoo muujinaya horumarinta xidhiidhka dhaqaale ee labada dal iyo dadaalka lagu xoojinayo iskaashiga ganacsi iyo maaliyadeed ee gobolka Geeska Afrika.
Loading...
Loading...