"Aqoonsiga Somaliland ee Maraykanku waa mid danaha labada dal ka tarjumaya" Aqoon-yahan Axmed Saki

0
Monday August 18, 2025 - 19:32:19 in News by Faisal Abdullahi
  • Visits: 622
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Aqoonsiga Somaliland ee Maraykanku waa mid danaha labada dal ka tarjumaya" Aqoon-yahan Axmed Saki

    Wuxuu xusay in Somaliland ay tahay dal dimuqraadi,,,,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wuxuu xusay in Somaliland ay tahay dal dimuqraadi,,,,


Aqoon-yahan Axmed Saki Faarax Iidle ayaa sheegay in mooshinka cusub ee Xildhibaanno Maraykan ah gudbiyeen, oo ku saabsan aqoonsiga Somaliland, uu muujinayo danaha ay Somaliland iyo Maraykanku wada leeyihiin.

Wuxuu xusay in Somaliland ay tahay dal dimuqraadi ah oo doorashooyin xor ah lagu qabto, oo si nabad ah xilalka lagu wareejiyo, taas oo aan ka jirin dalalka dariska, sida Soomaaliya.


Axmed Saki wuxuu sheegay in Maraykanku uu dantiisa ka arkay in uu Somaliland la shaqeeyo, maadaama Soomaaliya laga daalay taageeridii joogtada ahayd, halka Somaliland-na ay muujisay kalsooni iyo xasillooni.
Wuxuu ku dooday in Somaliland ay tahay dal buuxiyay shuruudihii aqoonsi caalami ah, isla markaana beesha caalamku si nabad iyo kalsooni leh ula macaamili karto.
Loading...
Loading...