Wax Ka Baro Xidhiidhkii Ka Dhaxayn Jirey Masaaridii Hore Iyo Bilaadulpunt Hal Abuur Qoraa Xamse Riiraash

0
Monday July 29, 2019 - 09:16:53 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1227
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wax Ka Baro Xidhiidhkii Ka Dhaxayn Jirey Masaaridii Hore Iyo Bilaadulpunt Hal Abuur Qoraa Xamse Riiraash

    Marka aynu rabno inaynu wax ka iftiimino boqoradii ka talin jirtay dhulka masar ,lana odhan jirey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Marka aynu rabno inaynu wax ka iftiimino boqoradii ka talin jirtay dhulka masar ,lana odhan jirey

xatsabashuut,taasi oo la lahaan jirtey xidhiidh dhow dhulkii ay masaaridii hore u yiqaaneen dhulkii uduga amba biladul bunt,waxaynu ogaanaynaa inay adagtahay in tafaasiil badan laga helo .



Hadaba  dhulkii loo yiqaanay dhulka uduga oo ahaa geeska afrika gaar ahaan,gaar ahaan inta loo yiqaano saxaro u eekaha,ayaa ahaa dhul aan si dhayala loo soo gaadhi jirin,sababtoo ah safarada ayaa soo dhex mari jirey saxaraha bariga,ee ka dhaca meesha loo yiqaano waadiga xamaamka .


Wakhtigii dawladii cusbayd ayay boqorada xatsabashuut u soo dirtay dhulkii ay u yiqaaneen jireen dhulka uduga ,wafti aad u balaadhan,waftigaasi waxay awood u yeesheen inay ka keenaan.dhulka uduga alaabooyin badan, oo ay ka mid ahaan jireen ,bukhuurka,cadarka,dahabka ,foolka maroodiga iyo looxa loo yiqaano ,ibnuuska iyo haraga shabeelka.


Waxana lagu sawiray rixladan,sida ay u dhacday macbadka,(meesha ay wax ku caabdudaan} ee ku taala guriga loo yiqaan baxra.

 

Hamse riraash

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...