DEG DEG ciidanka S/land oo yeelanaayo xarun GAASHAANDHIGA

0
Sunday July 13, 2025 - 19:57:43 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1117
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG ciidanka S/land oo yeelanaayo xarun GAASHAANDHIGA

    S/guuto Cabdirisaaq Af guduud Abaanduullaha Ciidanka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

S/guuto Cabdirisaaq Af guduud Abaanduullaha Ciidanka


Ciidanka Qaranka Jsl ayaa markii ugu horeysay yeelan doona Goob weyn oo (Hall) ah taasi oo loogu talo galay Xafladdaha, dabaal degyada iyo Munaasibaddaha kala duwan.


S/guuto Cabdirisaaq Af guduud Abaanduullaha Ciidanka Qaran oo maanta dhagax dhigay Hall-kaasi ayaa sheegay in ay Faa’ido weyn u yeelan doonto ciidanka.

Hore ayaa waxa Hall-kan u samaystay Ciidanka Booliska xiligii uu joogay Taliyihii hore General Dabagale kaasi oo baddi xafladdaha, Xil wareejinaha iyo Munaasibaddaha kala duwan ee Dawladdu ay hadda ka dhacaan Goobtaasi.
 
 
 
Loading...
Loading...