Mdaxwaynaha Kenya oo si rasmi ah u magacaabay guddiga doorashada

0
Friday July 11, 2025 - 15:08:35 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 235
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mdaxwaynaha Kenya oo si rasmi ah u magacaabay guddiga doorashada

    Faafinta rasmiga ah ee dowladda oo tirsigiisu ahaa 9269,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Faafinta rasmiga ah ee dowladda oo tirsigiisu ahaa 9269,

 


Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in dib loo magacaabay Guddoomiyaha iyo xubnaha Guddiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka iyo Xuduudaha ee IEBC.

 

Tallaabadan ayaa ka dambeysay ka dib go’aan ay gaareen saddex garsoore oo laalay dacwad ka dhan ah magacaabista oo su’aal ka keentay kartidooda.

 

Faafinta rasmiga ah ee dowladda oo tirsigiisu ahaa 9269, kuna taariikheysan July 10, 2025, Ruto ayaa Erastus Edung Ethekon u magacaabay guddoomiyaha cusub ee IEBC oo xilka hayn doona muddo lix sano ah.

 

Madaxwayne Ruto ayaa sidoo kale magacaabay lix qof oo xubnno ka noqon doona guddiga IEBC isla muddada lixda sano ah.


Loading...
Loading...