Taliyaha Ciidanka Qaranka oo hambalyeelayay saraakiil ka qalin-jabiyay Kuliyadda Abanduulka
Xaflada qalin Jabinta oo ka dhacday Addis ababa....
![]() |
Taliyaha ciidanka Qaranka JSL S/Guuto Nimcaan Yuusuf Cisman ayaa Dhambaal hambalyo ah u diray saraakiil ka soo qalin jabisay kuliyada abanduulka sare ee dagaalka (staff college) ee dalka Ethiopia.
Xaflada qalin Jabinta oo ka dhacday Addis ababa ayaa waxa ka qayb galay hoggaano ka socda Ciidanka Qaranka.
Guushan ayaa ka dhigan safarka Ciidanka Qaranka ee ku wajahan xirfad sare iyo diyaar garow dhamaystiran.
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
Loading...
Loading...