Ciidanka Booliska JSL oo qabtey laba eedaysane oo soo xaday Telefoonada gacanta

0
Sunday July 06, 2025 - 10:59:40 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 407
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Booliska JSL oo qabtey laba eedaysane oo soo xaday Telefoonada gacanta

    Warka ay soo saareen Ciidanka Booliska Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warka ay soo saareen Ciidanka Booliska Somaliland

War qoraal ah oo ay soo saafeen Taliska Ciidanka Booliska Somaliland ayaa lagu sheegay in Ciidanku ay ku guulaysteen soo qabashada laba eedaysane oo soo xaday afar telefoon.

Warka ay soo saareen Ciidanka Booliska Somaliland ayaa waxa uu u dhignaa sidan:-
"Ciidanka Booliska Saldhiga Dhexe ee Magaalada Hargaysa ayaa ku guuleystay in ay qabtaan laba eedaysane oo soo xaday Afar telefoon oo kuwa gacanta ah .


Haddii aad ka mid tahay dadka ay alaabtaasi ka maqantahay, fadlan si degdeg ah ula xidhiidh Saldhiga Dhexe Hargeysa ".
Loading...
Loading...