Shacabka Dawlad Deegaanka Soomaalida oo ka qatan khayraadka Dihin ee dhulkooga laga helay.
Raysal wasaaruhu waxa uu sheegay in mudadii la qarinayey
![]() |
Raysal Wasaaraha Dalka Ethiopia ayaa sheegay in muddo baddan ay qarinayeen In dhulka Deegaanka Soomaali Galbeed laga helay Gaas-ka Dabiiciga ah.
Raysal wasaaruhu waxa uu sheegay in mudadii la qarinayey ay Hawl-galada soo saaritu ay socotay hadana la joogo xiligii suuqyada Aduunka loo iib geyn lahaa.
Dadka Deegaanka ayaa hore Madaxweyne Cagjar ugu dhaliilay in aanu xog buuxda ka hayn Khayraadka dhulkooda ee Dawladda Sarre ay gurato.
Loading...
Loading...