Guulbay U Tahay Axsabta Iyo Isku Afgarashada Doorashooyinka.

0
Sunday July 28, 2019 - 09:22:49 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1246
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guulbay U Tahay Axsabta Iyo Isku Afgarashada Doorashooyinka.

    Sida aad ka warqabtaan axsaabta dalkeena oo ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sida aad ka warqabtaan axsaabta dalkeena oo ah
horumoodka iyo hor gallayaasha ummada iyo dalkaba, ayaa isla af gartay doorooshooyin iyo qabsoomid ku suntan xilligooda.


Dr cirro oo ah hoggaamiyaha hoggaanka u haya xisbiga mucaaridka ee waddani ayaa si habsami leh uga hadlay soo af jaradii khilaafaadkii ka taagnaa isaga oona dadka ugu bushaaariyey dooroshooyin wakhtigooda ku dhaca.

Sidoo kale injineer faysal oo ah hoggaamiyaha xisbiga ucid ayaa ka hadlay  sida madaxweyne muusana ugu mahadnaqay iyaga oo dhamaan ka siman in maanta go'aan la gaadhay khilaafaadkaasi.

Tani waa guul usoo hoyatay somaliland xisbiyada mucaaridka iyo ka muxaafidkaba.waana guul weyn oo ay uvsabab u yihiin axsaabteena sharafta leh ,iyo hoggaamiyaayaashoodaba, waana arrin boggaadinteeda leh.
Hamse riraash

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...