"In Somaliland loogu yeedho Gobol Waa Gef" Gus Anderson

0
Tuesday July 01, 2025 - 17:46:52 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 814
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "In Somaliland loogu yeedho Gobol Waa Gef" Gus Anderson

    Haddii Qatar ay dhab u danayn lahayd isku xidhka Geeska

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Haddii Qatar ay dhab u danayn lahayd isku xidhka Geeska

May be an image of 1 person and text


Gus Anderson oo ah Saxafi ka faallooda Arrrimaha Bariga Dhexe iyo Geeska Afrika ayaa wax laga xumaado
Ku tilmaamay in Dawladda Qadar ay Somaliland ugu yeedho Gobol "Taageeridda dawlada fashilantay (Soomaaliya) iyada ooSomaliland loogu yeedhayo ‘gobol’, waa mid ula kac ah,
Maxaase laga dheefayaa taas?.

Haddii Qatar ay dhab u danayn lahayd isku xidhka Geeska Afrika, waxay taageeri lahayd dadaallada lagu dhimayo caqabadaha ganacsig ee lagu kordhinayo awoodda wax-soo-saarka, laguma xoojinayo dakhliga dadka gobolka ku nool” ayuu yidhi.
Loading...
Loading...