S/land oo gudi u saartay dabka ka socda keymaha SANAAG

0
Tuesday July 01, 2025 - 11:01:48 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 375
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    S/land oo gudi u saartay dabka ka socda keymaha SANAAG

    1. Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

1. Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada



Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland ahna ku-simaha Madaxweynaha Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Guddi Degdeg ah u saaray Musiibada Dabka weyn ee ku dhuftay buuraleyda Gobolka Sanaag.

Dabkan oo bilaabmay gallinkii dambe ee shalay ayaa si xawli ah ugu fiday kaymaha iyo dhirta qadiimiga ah ah ee deegaankaasi, taasi oo cabsi gelisay deegaanka, khatarna ku ah deegaanka dabiiciga ah iyo nolosha dadka halkaa deggen.

1. Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada

2. Wasaarada Gaashandhiga

3. Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga

4. Wasaarada Caafimaadka,

5. Hay’adda u diyaargarowga Aafooyinka iyo Kaydka Raashinka Qaranka,

Guddigan ayaa Madaxweyne ku-xigeenku waxa uu ku amray in ay si deg-deg ah u gaadhaan goobta dabka ka kacay.

Madaxweyne ku-xigeenka JSL ahna ku-simaha Madaxweynaha SL ayaa shacabka ugu baaqay in ay ka qayb qaataan dedaallada lagu daminayo dabka, isaga oo sidoo kale ka codsaday Hay’adaha Caalamiga ah iyo kuwa Maxalliga ahba in ay si deg-deg ah u fidiyaan taageero
Loading...
Loading...