Dab xoogan ayaa maalintii labaad ka socda SANAAG
"Dabku wuxu bilaabmay duhurkii shalay ....
Mudane Maxamuud Cabdi Cismaan, wuxu sidoo kale inta ku daray in waddo xumaanta iyo deegaanka dabku ka kacay oo buuralay ah darteed ay adag tahay sida hoos loogu dhaadhici karo maadaama uu aad uga hopcayo dabku.
"Dabku wuxu bilaabmay duhurkii shalay dabayl xagaa xooggan na way dhacaysaa oo sii hurisay dad dhaawac ah na way jiraan tiro guryo ah oo gubatay na way jiraan beero na wuu saameeyay dabku maamulka gobolka ka degmada ciidamada booliska iyo qaranka iyo bulshaduba gurmadka waan wada Galnay walina samato bixintii dadka ayaanu wadnaa”.
Loading...
Loading...