Dhinaca Wanaagsan Joog , Ha Ka Leexan, Wax walba way hagaagi doonaan.
qalbigaagana ha jebin. Maalmo wanaagsan oo aad farxi doonto...
Mararka qaar noloshu way adkaan kartaa. Waxaad dareemi kartaa murugo, daal iyo kelinimo, Laakiin haddii aad ku sii nagaato dhinaca wanaagsan, wax walba way hagaagayaan insha allah. Rajadaada ha lumin,
qalbigaagana ha jebin. Maalmo wanaagsan oo aad farxi doonto ayaa kuu soo socota insha allah ee sug.
Ilaahay wuu arkayaa dadaalkaaga, wuxuuna og yahay waxa qalbigaaga ku jira, Ku sii soco waddada wanaagsan, Ha u leexan murugo darteed, waayo iftiinka noloshaada wuu soo dhow yahay insha allah, Wax walba wey hagaagi doonaan, kaliya ha is dhiibin.

Waxaan rajeynayaa inuu wuxuun kaa anfaco.
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!
Loading...
Loading...