Somaliland oo lagu Wareejiyey 300 oo gurri.

0
Friday June 27, 2025 - 15:15:38 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 865
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Somaliland oo lagu Wareejiyey 300 oo gurri.

    Guryahan oo laga dhisay magaaladda Berbera ee xarunta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guryahan oo laga dhisay magaaladda Berbera ee xarunta

Dawladda Imaaraadka ayaa maanta 300 oo gurri ku wareejiysay xukuumadda Somaliland.

Guryahan oo laga dhisay magaaladda Berbera ee xarunta gobolka Saaxil waxa ay Dawladda Imaaraadku Fureyaasha guryahaasi guddoonsiisay Madaxweyne ku xigeenka Somaliland.
Guryahan ayaa loogu talo galay Dadka Dan’yarta ah ee ku nool Gobolka Saaxil.

 
Loading...
Loading...