Shir ay saaka isugu yimaadeen Hoggaanka sare ee xisbiga KULMIYE oo lagu kala kacay.

0
Saturday June 21, 2025 - 13:32:56 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1061
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shir ay saaka isugu yimaadeen Hoggaanka sare ee xisbiga KULMIYE oo lagu kala kacay.

    Shirkan oo saaka furmay ayaan wax natiijo ah ka soo bixin....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shirkan oo saaka furmay ayaan wax natiijo ah ka soo bixin....

Shirkan oo saaka ujeedkiisu ahaa in lagu iclaaamiyo Shirka Gollaha dhexe ee xisbigaasi oo si weyn loogu dheg taagayo ayaa saaka mar kale baaqday.


Shirkan oo saaka furmay ayaan wax natiijo ah ka soo bixin taasi oo sababtay in ay ku kala kacaan madashaasi masuuliyiin baddan oo kasoo qayb gashay.

Xubnihii ugu cad cadaa xisbiga Kulmiye oo aan warbaahinta ka soo muuqan tan iyo intii laga guuleystay Xisbigaasi ayaa saaka qayb ka ahaa Shirkani.

 
Loading...
Loading...