Qoyska Wiil Soomaali Ah EeLondon Lagu Dilay Oo Kiiskiisii Cadaalad U Raadinaya

0
Friday June 20, 2025 - 14:34:56 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 712
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qoyska Wiil Soomaali Ah EeLondon Lagu Dilay Oo Kiiskiisii Cadaalad U Raadinaya

    Amal oo ka hadlaysay kulan ay cadaalad ugu raadinayaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Amal oo ka hadlaysay kulan ay cadaalad ugu raadinayaan

Qoyska Allaah haw naxariistee Mahad Cabdi Maxamed oo Bishii March ee Sanadkan Lagu Dilay Waqooyiga Magaaladda London, Gaar ahaan Degmadda Tottenham ayaa dalbanaya cadaalad, maadaama ay weli socoto Baadhista dilkaasi "Waxa aanu waynay walaalkay oo aanu aad u jeclayn, waxaanu ahaa qof Marka Guriga la joogo qol Kastaba u ahaa laydh Iftiimaya”
Ayay tidhi Amal ay Marxuumka walaalo ahaayeen.


Amal oo ka hadlaysay kulan ay cadaalad ugu raadinayaan Walaalkood ayaa tidhi "Hooyaday Habeen walba Hurdada ayay ka soo boodaa iyada oo uu hor imanayo inankeedii oo dhintay, maaha tani Waxa ay hooyo u dul qaadan karto” Ayay tidhi.

Mar kale Waxa ay ku baaqday in lala

Baadi doono cadaalad "Walaalkay Waxa uu u qalmaa wanaag iyo cadaalad in uu helo.
Waxa uu ahaa nin wanaagsan, Waxa uu ahaa mid aanu si qoto dheer u jecelnahay, Markaa Fadlan nagu caawiya in aanay sheekadu aamusnaan ku dhamaanin” ayay tidhi
Loading...
Loading...