Kullanka guddida Nabadda JSL iyo Safiirka Somaliland ee UK

0
Thursday June 19, 2025 - 17:06:28 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 818
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kullanka guddida Nabadda JSL iyo Safiirka Somaliland ee UK

    Madaxa xafiiska UK ee Somaliland Louise Hancock ayaa dhinaceeda....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxa xafiiska UK ee Somaliland Louise Hancock ayaa dhinaceeda....
May be an image of 8 people and suit



(Hargaysa)Guddida Nabada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa waxaa ay maanta kulan la yeeshen Madaxa xafiiska UK ee Somaliland Louise Hancock.

Guddid ayaa war bixin ka siiyeen safiirka hawlihii u qabsoomay mudadii ay jireen iyo waxyaabaha u qorshaysan inay hirgaliyaan.

Madaxa xafiiska UK ee Somaliland Louise Hancock ayaa dhinaceeda ku bogaasiday guddida shaqada wanaagsan ee Nabadeed ee ay qabteen.

Sidoo kale waxa ay madaxweynaha Jamhuuriyadda Somliland safiirku ku amaantey in guddida uu magacaabey xiligii loo baahnaa .
Loading...
Loading...