Wefti Wasiiro ka.socda xukuumadda, Somaliland, ayaa gaadhey dalka Sweden.SAWIRO

0
Wednesday June 11, 2025 - 16:07:41 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1189
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wefti Wasiiro ka.socda xukuumadda, Somaliland, ayaa gaadhey dalka Sweden.SAWIRO

    Wasiiradan ayaa booqday markii ay dalkaasi xarunta baarlamaanka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiiradan ayaa booqday markii ay dalkaasi xarunta baarlamaanka


Wasiirka Cadaalada Mudane Yoonis Axmed Yoonis iyo wasiirka ciyaaraha Mudane Axmed Yaasiin Maxamed Faarax, ayaa casuumad ay ka helen dowladda Sweden ku tagey dalkaasi.


Wasiiradan ayaa booqday markii ay dalkaasi xarunta baarlamaanka Sweden oo ay kula kulmayaan xildhibaanada Sweden, oo ay kawada hadleen arrimo kala duwan.

 
 
Loading...
Loading...