Wasiirka Gaashaandhiga oo Qaabiley Masuuliyiinta hay'adda Hello Trust.

0
Tuesday June 10, 2025 - 20:39:48 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 372
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Gaashaandhiga oo Qaabiley Masuuliyiinta hay'adda Hello Trust.

    Kulankan ayaa intii uu socday lagaga wada hadlay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulankan ayaa intii uu socday lagaga wada hadlay
May be an image of 6 people, people studying, table and text



 Wasiirka wasaaradda gaashaandhiga Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Maxamed Yuusuf Cali, ayaa xafiiskiisa ku qaabiley madaxda sarre ee hay'adda Hello Trust, oo ay hoggaamineyso madaxa xafiiska Hello Trust ee Somaliland MSs Becky.

Kulankan ayaa intii uu socday lagaga wada hadlay dardargelinta hawlaha Miino-saarka ee dalka ka socda, ee hay'addani Qaranka masuulka uga tahay.
Loading...
Loading...