DEG DEG Shaqaalle ku Hawl-galay Shahaado Been Abuur ah.

0
Saturday June 07, 2025 - 13:36:27 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 847
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG Shaqaalle ku Hawl-galay Shahaado Been Abuur ah.

    Sida uu warbaahinta u sheegay ....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sida uu warbaahinta u sheegay ....

Dawladda Itoobiya ayaa sheegtay in Baadhitaan iyo dabagal lagu sameeyey shaqaalaha Dawladda lagu ogaaday shaqaale sita Shahaado Been Abuur ah.

Sida uu warbaahinta u sheegay Berhanu Nega oo ah Wasiirka Waxbarashada Dawladda Federaalka Itoobiya.
Berhanu ayaa bilihii ugu dambeeyey qaaday talaabo uu ku sheegay in kagu cidhib tirayo Musuq maasuqa iyo wax isbada marinta Shaqaallaha ka been sheegaya takhususkooda waxbarasho.
Loading...
Loading...