DEG DEG Somalia oo Somaliland ka Cadhootay Arin uu Sameeyay Maraykanka.
Sida khariiradda ku cad Mareykanku waxa uu Somaliland
Soomaaliya oo ka cadhootay in Mareykanku uu ka reebo Somaliland 12 dal ee uu ka mabnuucay in ay Dadkoodu Maraykanka u socdaalaan.
Sida khariiradda ku cad Mareykanku waxa uu Somaliland u aqoonsan yahay dhul iyo dal ka madax banaan Soomaaliya inteeda kale balse Madaxdii kala duwanaa ee Soomaaliya soo maray ayaanay arrintani u cuntamin kuwaasi oo ku doodaya in ay Somaliland ka mid tahay Soomaaliya.
Loading...
Loading...