Maxjarka Indhodeero ee magaalada Berbera ayaa sanadkan dhoofiyay xoolo gaadhaya 250,000 Neef moosinka xajka awgii.

0
Friday June 06, 2025 - 09:07:37 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 288
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxjarka Indhodeero ee magaalada Berbera ayaa sanadkan dhoofiyay xoolo gaadhaya 250,000 Neef moosinka xajka awgii.

    Somaliland ayaa sanadkan dhoofisay guud

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somaliland ayaa sanadkan dhoofisay guud


Maxjarka Indhodeero ee magaalada Berbera ayaa ah mid si wayn xoolaha caafimadkooda iyo badqabkoodaba loogu dhawro islamarkaana waxa uu sanadkan moosinka Xajka dhoofiyay xoolo gaadhaya rubuc Malyan taas oo Somaliland soo galisay dhaaqale badan.

Somaliland ayaa sanadkan dhoofisay guud ahaana xoolo gaadhaya Malyan iyo dheerad.
Loading...
Loading...