Maalqabeen Elon Musk oo weerar culus ku qaaday Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump.
Ceeb baa u sugnaatay kuwii u codeeyay,
Maalqabeenka Maraykanka ah ee Elon Musk ayaa cambaareeyay saxiixa madaxweyne Trump ee nidaamka cashuuraha oo uu ku tilmaamay in uu yahay wax laga yaqyaqsado.
Ceeb baa u sugnaatay kuwii u codeeyay,” ayaa Musk uu ku yidhi qoraal uu soo dhigay bartiisa X isaga oo ka hadlaya nidaamka ajandaha madaxweynaha marka labaad soo laabtay ee Trump.
Maalqabeenkan Maraykanka ah ayaa si lama filaan ah uga tagay maamulka todobaadkii hore kaddib markii 129 maalmood uu ka shaqaynayay siu u u dhimo kharashaadka kooxdiisa, oo loo yaqaan Doge.
Loading...
Loading...