20 Xog oo laga yaabo inay noqdaan kuwii kugu la yaab badnaa ee aad maqasho.
Hadii aad ku shubto dareere khamri ah (alcohol) kaneeco sun leh way waalan
2. Tirada idaha xoolaha ah ee ku nool New Zealand waxay gaadhay aan ku dhawaad 70 milyan, halka dadka deggan aanay ka badnayn 4 milyan.
3.Mid kamid ah qabaa'ilka Hindiya, wiilku kama weynaado aabihii haday dhacdana waa in uu xaqaasi kaga iibsadaa aabihii dheef dibi ah.
4. Hadii aad ku shubto dareere khamri ah (alcohol) kaneeco sun leh way waalan doontaa oo waxay marar badan isku dayi doontaa inay is qaniinto illaa ay ka dhimato.
5. Dhawaan Onkod hilaac wata ayaa ka dhacay garoonka kubadeed oo ku yaalla jamhuuriyadda dimoqradiga ah ee Kongo intii lagu guuda jiray ciyaarta wax layaab leh ayaa dhacay: dhamaan ciyaartoydii Labada kooxood hal koox ayaa wada dhintay halka kooxda kale midna aanu waxba gaadhin.
6. Sannadkii 1894, maraykanka waxa yiilay 4 gawaadhi oo kaliya.
7.Rekoodhka ugu dheer ee Digaag ay ku duulaan illaa hadda waa 13 ilbiriqsi oo keliya.
8. Marka uu ilmaha yari uu dhasho jidhkiisu waxa uu leeyahay 300 oo lafoodlaakiin, marka uu qaangaadho waxay noqonayaan 206 lafood oo keliya. Subhanallaah
9. Dummarka Jasiirada Dominica waxay ku hadlaan luuqad ka duwan tan ragga.
10. Marka ay goroyadu afkeeda ka soo saarto carrabkeeda, waxay muujinaysaa in ay aad u cadhootay.
11. Dadka ugu bakhaylnimo badan adduunka waa Faransiiska, xataa hadii ay kabahoodu madhaan waxay iibsadaan saanta kabta hoose oo keliya! Wadamada reer yurub hadii ay doonayaan inay qof ku tilmaamaan bakhayl, waxa ay yidhaahdaan "waa faraansiis' nafarkani"
12.Dadka Talyaanigu waa kuwa ugu kharashka badan adduunka, illaa heer uu qofku iibiyo waxa uu leeyahay si uu u gato dhar qurux badan !
13. Dumarka ugu quruxda badan waxay joogaan kazakhstan,
20. Halka ragga ugu qurxoon caalamka ay yihiin talyaaniyiin laguna soo xejiyo ragga Turkida ah.
14.Dadka ugu deeqsisan adduunku waa carabta.
15. Waddanka ugu nidaamka fiican adduunku waa Boqortooyada Ingiriiska.
16. Dadka ugu caqliga badan adduunku waa jabaaniyiinta oo kasoo jeeda dalka jabaan.
17.waddanka la yidhaah "Halka milyan ka gabyeen" waa Mauritania.
19. Waddanka la yidhaah " Nus kamid ah ka Shahiideen" waa Dalka Aljeeriya.
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!
Loading...
Loading...