DEG DEG Xidhiidhka Siyaasadeed ee Somaliland iyo Kenya oo Sare U Kacay, iyo Dareenka Ka Jira Soomaaliya

0
Saturday May 31, 2025 - 23:04:16 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 712
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG Xidhiidhka Siyaasadeed ee Somaliland iyo Kenya oo Sare U Kacay, iyo Dareenka Ka Jira Soomaaliya

    Si kastaba ha ahaatee, waxa cajiib ah in Dowladda Federaalka Soomaaliya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Si kastaba ha ahaatee, waxa cajiib ah in Dowladda Federaalka Soomaaliya


Saacadahii u dambeeyey, waxaa cirka isku sii shareeraya xidhiidh siyaasadeed ee u dhexeeya Jamhuuriyadda Somaliland iyo Dowladda Kenya,.Arrimaha waaweyn ee labada dhinac u socda ayaa muujinaya kor u kaca isfahamka iyo wada-shaqeynta labada dal.


Si kastaba ha ahaatee, waxa cajiib ah in Dowladda Federaalka Soomaaliya lagu mashquulinayo waraaqo iyo hadallo aan la jaanqaadi karin heerka Dublamaasi iyo xidhiidhka Somaliland iyo Kenya.

Warka ay Kenya baahinayso wuxuu u muuqdaa mid la doonayo in lagu dejiyo dareenka Dowladda Federaalka, si aysan si buuxda isha ugu hayn xidhiidhka sii xoogeysanaya ee Somaliland iyo Kenya.

Ujeeddada ka dambeysa dhaq-dhaqaaqyadan waxay u muuqataa mid lagu muujinayo xaqiiqada cusub ee siyaasadeed ee gobolka, iyadoo la xoojinayo madax-bannaanida Somaliland iyo doorkeeda geeska Afrika.
Loading...
Loading...