DEG DEG "Kenya iyo Somaliland waxaa ka dhaxeeya Xidhiidh soo jiray 200 oo Sanno,

0
Thursday May 29, 2025 - 20:02:40 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 333
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG "Kenya iyo Somaliland waxaa ka dhaxeeya Xidhiidh soo jiray 200 oo Sanno,

    Dadkii ugu horeeyey ee Somaliland ee dalka yimmaada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dadkii ugu horeeyey ee Somaliland ee dalka yimmaada
May be an image of 1 person and text



Safarkayagu wuxuu daarannaa in aanu la kulano xidhiidhadii hore u jiray dhammaan dalalka aanu jaarka nahayna aanu soo celino,

Dadkii ugu horeeyey ee Somaliland ee dalka yimmaada waxa ay ahayd 1860, Kenya Taariikh Fac weyn ayaa inaga dhaxaysa waxaanay ina tusaysaa in uu yahay xidhiidh 200 oo Sanno jiray,

Anaguna waxaan doonaynaa xidhiidhka 200 ee Sanno jiray in la sii wanaajiyo,
Somaliland waxaa joogga Kumanaan kun oo Kenya u dhashay oo ka shaqeeya haday tahay Caafimaad,

 Waxbarasho iyo Ganacsi oo muujinaysa xidhiidhka labada dal halka uu gaadhsiisan yahay”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro).
Loading...
Loading...