DEG DEG M.Cirro Oo Diiday La Kulanka Xasan Sheekh
Waftigan oo ka kooban koox wasiiro iyo safiiro ah isla markaana....
Waftigan oo ka kooban koox wasiiro iyo safiiro ah isla markaana uu hogaaminayo Wasiirka Hawlaha Guud ee Maamula Xamar, kuwaas oo hore uga shaqeeyay ama ku hawlan arrimaha Kenya iyo Somaliland ay isku diraan, balse taas beddelkeeda xukuumadda Cirro guulaysatay ayay beddelkeeda waftiga soo dareen.
Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhowr isku day sameeyay inuu telefoonka kala soo hadlo Madaxweynaha Dawlada Somaliland, waxa uu kala kulmay waji gabax ka dib markii Madaxweynaha Qaranka aanu doorwayn siin. Arrintan ayaana sababtay inuu Xasan Sheekh soo diro waftiga wasiirada ah ee telefoonka Xasan Sheekh sida.
Loading...
Loading...