DEG DEG "Maanta waxaa si walaaltinimo leh aqalka looga taliyo dalka Kenya ( State House )
Waxaanu ka wada hadalnay danaha labada dal
![]() |
" Maanta waxaa si walaaltinimo leh aqalka looga taliyo dalka Kenya ( State House ) noogu soo dhaweeyey madaxweynaha dalkan Kenya William Ruto
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro .
Loading...
Loading...