Itoobiya oo ka shakisan in dhanka Kenya uu uga soo talaabay Cudur halis ah.

0
Tuesday May 27, 2025 - 09:58:28 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 352
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Itoobiya oo ka shakisan in dhanka Kenya uu uga soo talaabay Cudur halis ah.

    Tijaabooyin lagu sameeyay muunado laga qaaday

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tijaabooyin lagu sameeyay muunado laga qaaday


Wasaaradda caafimaadka iyo Machadka Caafimaadka Dadwaynaha Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday in ilmo yar laga helay cudurka furuq daanyeerka (Mpox), gaar ahaanna magaalada Mooyaale ee gobolka Oromia.

Tijaabooyin lagu sameeyay muunado laga qaaday dad looga shakisan yahay inay cudurkan qaadeen, ayaa waxaa laga helay ilmo yar oo 21-maalmood jira, kaasoo hooyadiis uu sidoo kale haleelay cudurka.


Waxaa la tuhunsan yahay in meesha uu cudurku ka yimid uu yahay ilmaha aabbahood, oo la sheegay in uu u safray dalka Kenya ee deriska la ah; kormeer ayaa lagu sameynayaa iyadoo lagu ogaanayo deegaannadii uu booqday iyo shakhsiyaadka xiriir dhow la lahaa qofkaas.
Loading...
Loading...