Addis Ababa: Wasiiradda Wasaaraddaha Ganacsiga ee Ethiopia iyo Somaliland oo kulan ku yeeshay Caasimadda dalka Ethiopia.

0
Tuesday May 27, 2025 - 09:20:21 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 547
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Addis Ababa: Wasiiradda Wasaaraddaha Ganacsiga ee Ethiopia iyo Somaliland oo kulan ku yeeshay Caasimadda dalka Ethiopia.

    Iskaashiga labada dhinac ee baddeecadaha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Iskaashiga labada dhinac ee baddeecadaha
May be an image of 2 people, suit and text

Kulanka labada wasiir ayaa lagu gorfeeyey guddina loo saaray Heshiisyo la xidhiidha dhanka Ganacsiga, Iskaashiga labada dhinac ee baddeecadaha, Isku socodka Bulshadda labada dal, xoojinta xidhiidhka soo jireenka ah iyo sidii loo fududayn lahaa heshiis laga gaadho Ganacsiga Labada xuduudood.
May be an image of 3 people, newsroom and text
May be an image of 2 people, newsroom and text that says 'ፍቀስ ACE Kha'


Loading...
Loading...