Fariin Caafimaad

0
Saturday July 27, 2019 - 09:15:12 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1063
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fariin Caafimaad

    Ø Baarlamanka jsl waxa uu ansaxiyey sharcigii ku dhaqanka qawaaninta sharci ee fayadhowrka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ø Baarlamanka jsl waxa uu ansaxiyey sharcigii ku dhaqanka qawaaninta sharci ee fayadhowrka

 dawlada jsl oo buug faydhowrka dalka  ah  markaas  cidii ku xad gudubta qodobada sharci ee fayadhowrka waxa qabanaaya qodob sharci  fayadhowr sida ku  xusan ama ku qoran buugaas  fayadhowrka jsl  markaas waa in loo hogaansamaa  ilaalinta fayadhowrka  dalkeena jsl

Ø  

Ø  Muwaadin ilaali fayadhowrka  gurigaa xaafada aad degantahay  deegaanka caasimada  aad ku nooshahay

Ø Muwaadin  qashinku intuu kuu jiro ayuu cudurku kuu jiraa

Ø  Muwaadin qashinka ha ku tuurin goob aan loogu talo galin  sida wadooyinka laagaha dooxyada etc   la sug shirkadaha u xill saaran qashin qaadista  ogsoonow xill baa inaga wada saaran ilaalinta fayadhowrka bulshada

Ø Muwaadin  bulshada ka shaqaysa ilaalisa fayadhowrka  deegaanka ay ku nool yahiin waxay  gaadhan horumar nadaafadeed iyo caafimaad qab

Ø Muwaadin  qashinka ha ku tuurin goob khaldan hana raacin biyaha roobka  ku hay goobta  aad degan tahay

Ø Muwaadin  qashinka farmasiyada cusbitaalada sida irbadaha  ha ku tuurin goob aan loogu talo galin

Ø Muwaadin biyaha wasakhda  ee dhar maydhista ama bulaacdaha hudheelada ha ku daadin sida wadooyinka  jidadka caasimada  etc waxa ka dhalan kara fayaqab daro   nadaafad daro  bilicxumo

Ø Muwaadin  waxii khilaafsan fayadhowrka deegaanka aynu ku noolahay  wax ka qabo oo la xidhiidh laamaha fayadhowrka dawliga ah

Ø  Muwaadin waa in aynu ku dhaqanaa sharciga iyo qawaaninta u dajisan fayadhawrka dalka jsl 

Ø   Muwaadin ilaali nadaafada  fayadhowrka biyaha iyo weelka aynu ku shubano biyaha sida foostooyinka jirikaamada  nadiifi mar kasta si aynu uga badbaadno xanuuno keeni kara caafimaad daro

Ø   Fayadhowrku waxa uu awood u leeyahay in uu wax ka qabto  cidii ku xad gudubta sharciga fayadhowrka dalka u dajisan ilaa heer maxkamadeed

 

 

[email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...