Kenya oo war kasoo saartay wararka sheegaya in Somaliland ay Xafiis diblumaasi ka furaneyso dalkeeda

0
Tuesday May 27, 2025 - 09:11:47 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1620
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kenya oo war kasoo saartay wararka sheegaya in Somaliland ay Xafiis diblumaasi ka furaneyso dalkeeda

    Dhinaca kalena Kenya waxa ay ka mahadcelisay xiriirka ....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhinaca kalena Kenya waxa ay ka mahadcelisay xiriirka ....



Wasaaradda Arimaha DIbadda ee Kenya oo ka jawaabaysa warar la isla dhexmarayo oo la xiriira in Somaliland ay xafiiis Diblumaaasiyadeed ka furaneyso kenya ayaa Wasaaradda Arimaha Dibadda Kenya qoraal ay soo saartay waxa ay ku sheegtay in Kenya ay mar kale ku celineyso in sii wadeyso oo ay si xushamd leh u xaqiijineyso taageeradeeda hagar la’aanta ah ee ay u hayso Madaxbanaanida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

 

Dhinaca kalena Kenya waxa ay ka mahadcelisay xiriirka ay la leedahay Somaliland iyo dowlad goboleedyada kale taas oo ay macanaheedu tahay in la xoojiyo nabadda, amniga, ganacsiga iyo maalgashiga gobolka .

 

Qoraalka ayaa lagu sheegay in iyadoo ay Soomaaliya horumar ka sameeyneyso dhanka dhismaha dowladnimada oo ay hay’adaheedu hkobacayaan,in Dowlada kenya iyadoo usii mareysa qaab wadaxaajood ah oo ay la yeelato Dowladda Soomaaliya, ay diyaar u tahay in ay taageero ka geeysato dadaaladaas si sare loogu qaado iskaashiga iyo danaha labada dal.

 

Wasaarddu waxa ay intaas ku dartay in dareenka laga muujiyay munaasabadda biri dhici doonto in anaay wasaaraddu ogolaan, Dowladda Kenyana aanay taas ogolaan doonin.


Loading...
Loading...