Ujeedada Safarka madaxweyne Cirro ee dalka Kenya.

0
Monday May 26, 2025 - 14:16:42 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 810
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ujeedada Safarka madaxweyne Cirro ee dalka Kenya.

    Kulamo uu la yeelan doono madaxda waddanka Kenya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulamo uu la yeelan doono madaxda waddanka Kenya.



Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa ku wajahan caasimadda dalka Kenya ee Nairobi halkaas uu u tegayo hawlo shaqo oo muhiim ah.

 

Arrimaha shaqo ee la filayo in Madaxweynuhu inta uu Nairobi ku sugan yahay uu soo qaban doono waxa ka mid ah:

 

● Kulamo uu la yeelan doono madaxda waddanka Kenya.

●Xadhig ka jarka Safaaradda Somaliland ee dalka Kenya oo balaadhin iyo kor u qaadis lagu sameeyey.

●Xuska xafladda sannad guuradi 34-aad ee Somaliland oo ka qayb geli doono.

● shirar uu la qaadan doono wakiilada beesha Caalamka iyo daneeyeyaasha Somaliland ee ku sugan magaalada Nairobi.


Loading...
Loading...