Mas Sababay In La Hakiyo Kal Fadhi Baarlamaan.

0
Saturday July 27, 2019 - 08:53:06 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 3909
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mas Sababay In La Hakiyo Kal Fadhi Baarlamaan.

    Kalfadhi ay lahaayeen xildhibaanada baarlamaanka gobolka Ondo ee dhaca Koonfur Galbeed dalka Nigeria

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kalfadhi ay lahaayeen xildhibaanada baarlamaanka gobolka Ondo ee dhaca Koonfur Galbeed dalka Nigeria ayaa la hakiyay kaddib markii saqafka dhismaha baarlamaanka uu kasoo dhacay Mas, sida ay ku warrameyso warbaahinta gudaha.

 

Maska ayaa kusoo dhacay goobtii ay xildhibaanada ay fadhigga ku lahaayeen, waxaa uu horseeday in la joojiyo howlihii baarlamaanka, waxaa goobta ka cararay xildhibaanada qaar markii ay arkeen Maska.

 

Wargeyska Premium Times ayaa ku warrmaya in Maska uusna wax dhibaata ah geysan balse markii la dilay.

 

Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka ayaa sheegay in Maska uu carqaladeeyay kalfadhigii ay lahaayeen baarlamaanka, waxaa ay qasabtay in dib loo dhigo kulanka.

 

Fumigation of the complex has been planned for Friday while the lawmakers are away.

 

Waxaa maanta la qorsheeyay in sun lagu buufiyo dhismaha baarlamaanka xilli xildhibaanada ay ka maqan yihiin halkaas.



BBC.

Loading...
Loading...