Calanka Somaliland Oo Maanta laga Taagayo Magaaladda Cardif ee Xarunta Gobolka Wales.

0
Friday May 16, 2025 - 13:17:06 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 577
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Calanka Somaliland Oo Maanta laga Taagayo Magaaladda Cardif ee Xarunta Gobolka Wales.

    Guddoomiyaha Jaaliyadda Somaliland ee Wales Abdikarim Adan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Jaaliyadda Somaliland ee Wales Abdikarim Adan


Iyada Bisha May 18 Somaliland Laga xusi doono Maalinta Qaranimada Somaliland
Calanka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta Waxa Laga taagayaa calanka Somaliland Xarunta Taariikhiga ee Cardiff Castle.


Guddoomiyaha Jaaliyadda Somaliland ee Wales Abdikarim Adan ayaa uga mahad celiyay Bulshada u dhalatay Wales Sida ay u danaynayaan In La aqoonsado Somaliland "In Calankayaga Laga taago Madalaha Qaran ee Halkan oo kale ahi Waxa ay runtii noo leedahay mudnaan gaar ah.

Waan uga mahad celinayaa Bulshada Wales is garabtaaga ay noo muujiyeen, iyo waliba sida ay u Aqoonsan yihiin Qiimaha nabadayada, Dimuqraadiyadda iyo dabaal degyadda Dhaqanka ee Bulshadayada Somaliland”
Loading...
Loading...