DEGDEG: Ciidanka Meletriga iyo Shacabka Magaalada Burco Oo Gacmaha Isqabsaday Xalkana Nabad Kusoo Dabaalay.

0
Thursday May 15, 2025 - 14:04:22 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1433
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEGDEG: Ciidanka Meletriga iyo Shacabka Magaalada Burco Oo Gacmaha Isqabsaday Xalkana Nabad Kusoo Dabaalay.

    Shacabka ayaa soo dhaweyeey ciidanka Milatariga kuwaasi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shacabka ayaa soo dhaweyeey ciidanka Milatariga kuwaasi
May be an image of one or more people and text


Burco; Ciidanka Minatariga Somaliland ayaa ku guuleystay in ay dajiyaan shacabkii Banaan baxa waday.
Dad weynaha ayaa u dhego nuglaaday Ciidanka Milatariga oo gaadhay goobihii ay rabshadduhu ka jireen kuwaasi u qudbayeey shacabka kuna booriyey in ay is dejiyaan Nabadana Ilaaliyaan.

Shacabka ayaa soo dhaweyeey ciidanka Milatariga kuwaasi oo ay Kamaradduhu qabanayeen iyaga oo Ciidanka Kor u qaadaya una sacab tumaya
May be an image of 1 person and crowd
May be an image of one or more people and crowd

Loading...
Loading...