34 Sanno Is-beddel ku yimi Nimaadkii Cadaaladda Somaliland.

0
Tuesday May 13, 2025 - 15:44:18 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 903
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    34 Sanno Is-beddel ku yimi Nimaadkii Cadaaladda Somaliland.

    Tan iyo intii uu la wareegay Wasaaradda Cadaaladda Wasiir Yoonis

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tan iyo intii uu la wareegay Wasaaradda Cadaaladda Wasiir Yoonis
May be an image of text that says 'WASAARADDA CADDAALADDA Jamhuuriyadda Somaliland 150 maalmood gudahood waxa ay Xukumadda Wada-jir Wax-qabad ee uu hogaaminayo Madaxwayne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilahi Cirro, kana wakiil yahay Wasiirka Wasaaradda Caddaladda JSL Mudane Yonis Axmed Yonis waxa hirgalay in xabsiyada dalka laga sii daayo, lana furdaamiyo maxaabiis ugu yaraan tiradoodu gaadhayso 779 maxbuus oo isugu jira kuwo dambiyo fudud galay oo cafiskooda la fududeeyey iyo qaar xua madani ah lagu lahaa. 779 MAXBUUS 643 DANBIYADA FUDUD 136 XUQUUQ MADANI Barnaamijkan ayaa qayb ka ah qorshaha sugida iyo ilaalinta aasaasiga ah ee maxaabiista, gaar ahaan nidaamka dib-u-habaynta Caddaaladda ALLAA MAHAD LEH Hargeisa,Somaliland f W.CaddaaladdaJSI W.CaddaaladdaJSI'



150 Maalmood Guddahood waxa ay xukuumadda Somaliland Xabsiyada ka sii daysay 779 Maxbuus oo ku jiray xabsiyada kala duwan ee dalka.

Tan iyo intii uu la wareegay Wasaaradda Cadaaladda Wasiir Yoonis Axmed Yoonis waxa is bedel ku yimi hanaanki xaqsoorka xaqsiinta muwaadiniinta taasi oo cadayn u ahay tirada Maxaabiista dib u helay muda kooban Xoriyaddoodi.

Wasiirka ayaa hore u sheegay in uu si dhaw uga war hayn doono Maxaabiista maadama oo uu laftiisu Xabsi u galay u doodida Cadalaada Wakhtigii uu Mucaaridka ahaa.
Loading...
Loading...