DEGDEG" Qaar Ka mid ah Garadad SSC iyo Salaadinta Somaliland Ayaa Maanta Nabad Ku Wada Qaatay Dowlad Degaanka Somalida.
munaasibad caleemo-saar suldaan ah oo ka qabsoontay,,,,
Suldaanka Guud ee Somaliland Suldaan Daa'uud Suldaan Cabdiqaadir iyo Garaad Jaamac Garaad Cali oo ku kulmay munaasibad caleemo-saar suldaan ah oo ka qabsoontay magaalada Qabri-dahare ee DDS ayaa sheegay in ay Nabad isla qaateen oo midna aanu duullaan ku ahayn deegaan kale.
![]() |
Suldaan Daa'uud Suldaan Cabdiqaadir iyo Garaad Jaamac Garaad Cali oo Nabad isla qaatey.
Loading...
Loading...