DEG DEG Wasaaradda Beeraha ee Somaliland oo ku Dhawaaqday Mashruuc Ku Kacaya 100 Milyan Oo Dollar.

0
Sunday May 11, 2025 - 17:08:37 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1484
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG Wasaaradda Beeraha ee Somaliland oo ku Dhawaaqday Mashruuc Ku Kacaya 100 Milyan Oo Dollar.

    Mashruuca oo uu saxeexay Madaxweynaha Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mashruuca oo uu saxeexay Madaxweynaha Somaliland
May be an image of 2 people and text that says 'MIV ማሔ 2 K Shirkad laga leeyahay Maraykanka 0o 100 milyan 00 dollar galinaysa Somaliland #www.mmsomalitv.com MI info@mmsomalitv.com'


Mashruucan oo qayb ka ah dedaallada kor loogu qaadayo wax soo-saarka Beeraha JSL, ayaa waxa dalka ka fulinaysa shirkadda African Food Security oo ka mid shirkadaha waaweyn ee dunida.

Mashruuca oo uu saxeexay Madaxweynaha Somaliland mudane Cabdiraxmaan Cirro, ayaa waxa si rasmiya u shaaciyey Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha Maxamuud Cige Yuusuf iyo Wasiir ku-xigeenka Beeraha Mukhtaar Xaaji Muxumed Faarax.
Loading...
Loading...