Mareykanka oo la hadlay taliyaha ciidamada Pakistan

0
Saturday May 10, 2025 - 09:21:43 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 605
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mareykanka oo la hadlay taliyaha ciidamada Pakistan

    War lasii daayay ayaa lagu sheegay in Rubio uu labada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War lasii daayay ayaa lagu sheegay in Rubio uu labada



Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka, Marco Rubio, ayaa la hadlay taliyaha ciidamada Pakistan, Asim Munir, iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Hindiya, Subrahmanyam Jaishankar.

 

War lasii daayay ayaa lagu sheegay in Rubio uu labada dhinac ku booriyay inay helaan waddooyin lagu dejin karo xiisadda.

 

Rubio wuxuu ballan qaaday taageerada Mareykanka si loo bilaabo "wadahadallo wax-ku-ool ah si looga fogaado dagaallo mustaqbalka ah." Markii uu la hadlayay Munir iyo sidoo kale Jaishankar, wuxuu ku celiyay baaqiisa ah in la yareeyo xiisadda labada dhinac.


Loading...
Loading...