Aqoonyahan Cabdilaahi Ibraahin Xaaji Xasan Oo Ka Waramay Marxalado Adag Oo Suldaan Kayse Bade Ka Soo Gudbay
Aqoonyahan Cabdilaahi Ibraahin Xaaji Xasan Oo Ka Waramay Marxalado Adag Oo Suldaan Kayse Bade Ka Soo Gudbay
Md. Cabdilaahi Ibraahim X. Xasan ayaa dardaaran iyo hadalo hogo tusaaleyn ah u soo jeediyey suldaan keyse Bade Cabdile oo todobaadkan lagu caleemo saaray deegaanka Abokor Axmed ee degmada xarshin ee dawlad deegaanka dalka itoobiya.
munaasibad soo dhaweyn ah oo loogu sameeyey suldaanka dulleedka magaalada hargaysa ayuu Md.Cabdilaahi Ibraahim X.xasan ka soo jeediyey hadalo dardaaran iyo duco iskugu jira u soo jeediyey suldaan Keyse Bade Cabdule.
Halkan Hoose Ka Daawo Dardaaranka Aqoonyahan Cabdilaahi Ibraahin Xaaji Xasan
Loading...
Loading...