"Qabyaaladdu waa sababta ugu weyn ee Dulmiga, dib u dhaca iyo qaybsanaanta Bulshadda,

0
Sunday May 04, 2025 - 10:42:07 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 183
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Qabyaaladdu waa sababta ugu weyn ee Dulmiga, dib u dhaca iyo qaybsanaanta Bulshadda,

    Walaaleyaal yaynaan sinaba u Ogolaan wixii shalay dhacay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Walaaleyaal yaynaan sinaba u Ogolaan wixii shalay dhacay

May be an image of 1 person, dais and text


Taariikhda laguma arag Qaran ay dadkiisu u qaybsan yihiin Qabiil, Gobolaysi iyo Arragtiyo kuwaa la mid ah oo Guul gaadhay,

Walaaleyaal yaynaan sinaba u Ogolaan wixii shalay dhacay in ay Jaan gooyaan waxaynu maanta noqonayno”
Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) Madaxweynaha Somaliland oo shacabka la dardaarmay
Loading...
Loading...