Mudane Ka Tirsan Baarlamaanka Maraykanka oo Riyo Ku Tilmaamay Sheegashada Somalia ee Dhulka Somaliland

0
Sunday May 04, 2025 - 10:39:12 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 603
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mudane Ka Tirsan Baarlamaanka Maraykanka oo Riyo Ku Tilmaamay Sheegashada Somalia ee Dhulka Somaliland

    Mudanahan oo ka mid ah Xildhibaanada u ololeeya Jiritaanka Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mudanahan oo ka mid ah Xildhibaanada u ololeeya Jiritaanka Somaliland


Guddoomiyaha Guddi Hoosaadka Arrimaha Dibada ee Baarlamaanka Maraykanka Jim Risch, R-Idaho, ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay sheegashada Xukuumadda Muqdisho ee Dhulka Jamhuuriyadda Somaliland oo ah dal Madax banaani ku naaloonayay Ku dhawaad Afartan sano.


Mudanahan oo ka mid ah Xildhibaanada u ololeeya Jiritaanka Somaliland oo Dabo socda Xayiraada ay Xukuumadda Soomaaliya Soomaaliya ku soo rogtay Baasaaboorka Taiwan ayaa sheegay in Xukuumadda Soomaaliya ay u hogaansantay Damaca Indho la’aanta ah ee Shiinaha.

Waxa uu intaasi ku daray in Soomaaliya oo u hanqal tagaysa Somaliland ay dhexda u fadhido dhul ay caadi ka tahay ka Ganacsiga hubka sharci darada ahi iyo nimaamyada Mayalka adag.
Loading...
Loading...