Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo Magacaabay Gole Cusub

0
Friday July 26, 2019 - 10:07:08 in News by
  • Visits: 1353
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo Magacaabay Gole Cusub

    Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo Magacaabay Gole Cusub

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo Magacaabay Gole Cusub


Garoowe(HWN):-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr51 oo ku taariikhaysan 24, Luulyo 2019 ku magacaabay Golaha Sare ee La-talinta Madaxweynaha.

No photo description available.


Madaxweynaha Dowladda Puntland.


Markuu arkay : Dastuurka Dowladda Puntland.


Markuu Tixgeliyey: Baahida loo qabo Gole Sare oo La-talineed.


Markuu Tixgeliyey: Aqoontooda iyo Waaya-aragnimadooda.


Wuxuu Xeeriyey:


1. Waxaa Nuuradiin Aadan Diiriye loo magacaabay Guddoomiyaha Golaha.


2. Waxaa Mahdi Maxamuud Cali loo magacaabay Xubin ka mid ah Golaha.


3. Waxaa Yaasmiin Maxamuud Xaamud (Nayn) loo magacaabay Xubin ka mid ah Golaha.


4.Waxaa Drs. Saciido Axmed Cali (Qacle) loo magacaabay Xubin ka mid ah Golaha.


5. Waxaa Eng. Axmed Abshir Faarax loo magacaabay Xubin ka mid ah Golaha.


6.Waxaa Cusmaan Seed Cilmi loo magacaabay Xubin ka mid ah Golaha.


Xeerkani wuxuu dhaqangelayaa marka uu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay.



XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND***


 

 

 

Loading...
Loading...