Murti: Sagaalka Nooc Ee Raga. Q: Abdishakur Gande.

0
Wednesday March 13, 2019 - 11:26:11 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1699
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Murti: Sagaalka Nooc Ee Raga. Q: Abdishakur Gande.

    Sagaalkaa nooc oo micnayaal kala duwan leh. Sadex waxan ku micneeyay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sagaalkaa nooc oo micnayaal kala duwan leh. Sadex waxan ku micneeyay
"Rag, ragga balse dhamays ahayn waayo "Nimaan hal seegayn Hooyo ma dhalin". Iyago nin ba meel ku wacan yahay. Sadexdaa oo yar iyo lix dadku u badan yihiin oo kala ah. Mid waxba matare ah oo iska nool. Mid la adeegsado marka dan la leeyahay la tabo. Sadex han yaro wuxun ku qanca ama mafishta keen ah. Mid ceeb u nool ah oo xeerin sharafta.

.

1• #Maqan_haybiye : Waa nin Hogaamiye ah oo leh haybin ama aragti fog.


2• #Hellaa_dhaqe : Waa nin Maareeye ah oo awood u leh maaraynta dhaqaalaha.
3• #Hagid_yaqaan : Waa nin Maamul ah oo leh caqli wanaagsan oo uu dal iyo dad ku hogaamin karo.
4• #Tiro_Lagu_Hel: Waa nin waxtar & waxyeelo lahayn oo marka dad latirinayo la xusuusto layidhaah hebelka kudara.
5• #Humaag_ku_qanac: Waa nin ku qanca muuqa arag uu xaqiijin karin hadh iyo hoosiis midkuu yahay.
6• #Hadal_ku_qanac: Waa qof wixii la yidhaah qaata oo ogaan karin waaqaca iyo xaqiiqada.
7• #Hoo_ku_qanac : Waa nin wixii lasiiyo uun qaata oo wuxuu xaqa ulahaa ridan karin.
8• #Ceeb_hilaab: Waa nin aan waxtar lahayn ceeb uusoo hooyo mooye.
9• #Hangool: Waa nin marka dan laga leeyahay uun la adeegsado oo mar kale la maamuusin.

.

Marka ragi sagaal midab yahay. Anigu kaa ahay waan is-gartaa kkk. Bal adna...? Kee tahay?

.

#Contact:
Abdishakur Gande
[email protected]
[email protected]
634200882 and 634454882
Borama, Awdal Somaliland.

------------------------------ -----
Sagaalka Nooc Ee Ragga Iyo Sifooyinkooga.
••••••••••••••••••••••••••••••
••••••••••••••••••••••••••••
Hal-abuurkii Waynaa Ee Rabi Hibada U Siiyay Hindisaada Maansada, Heesaha, Hawraarta, Hal-aburka, Erey-bixinta Iyo Hal-haysyada. AHUN "Abwaan Afgudhiye” Ayaa Sagaalkani Haybood Raga U Kala Horay.
------------------------------
------------------------------ -----------
1. Maqan haybiye, 2. Hellaa dhaqe, 3. Hagid yaqaan, 4. Tiro lagu hel, 5. Humaag ku qanac, 6. Hadal ku qanac, 7. Hoo ku qanac, 8. Ceeb-hilaab, 9. Hangool.
FG: Waxa Abwaanka sagaalka nooc ee raga ka qoray Aqoonyahan Rabbiile H Abiib Elmi .
------------------------------
------------------------------ ------------

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...