Shirka Golaha Wasiirada JSL oo lagaga Hadlay Arrimo Badan oo Mudnaan u leh Qaranka
Wasiirka Wasaaradda Maaliyada iyo Horumarinta,,,
Fadhigii 17-aad ee Shirka Golaha Wasiirada Jammhuuriyadda Somaliland oo uu shir-gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa shalay ka qabsoomay Qasriga Madaxtooyada Somaliland, waxana lagaga wada hadlay arrimo badan oo mudnaan u leh Qaranka Somaliland, qodobada shalay waxa ka mid ahaa:
(
Loading...
Loading...