"Maanta Kubadii Waxay Saarantahay Miiska Muuse Biixi Iyo Maxamed Kaahin"

0
Thursday July 25, 2019 - 16:39:36 in News by
  • Visits: 4332
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Maanta Kubadii Waxay Saarantahay Miiska Muuse Biixi Iyo Maxamed Kaahin"

    "Maanta Kubadii Waxay Saarantahay Miiska Muuse Biixi Iyo Maxamed Kaahin"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Maanta Kubadii Waxay Saarantahay Miiska Muuse Biixi Iyo Maxamed Kaahin"


Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa nasiib daro ku tilmaamay in xisbiyada siyaasada somaliladn ay ka heshiin waayaan muranka doorashada isla markaana ay soo fara galiyaan beesha caalamku.




Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo ka hadlayey munaasibad lagu soo bandhigayey baabuur cusub oo lagu qabtay Hargeysa ayaa sheegay in doorashooyinka qabsoomi waayey ay foolxumo weyn u soo kordhinayaan somaliland, isaga oo sheegay in waxyaabihii ay somaliland ku faahin jirtay ee nabad galyada iyo doorashooyinku ay hada wajahayaan khatar culus.


Gudoomiye Faysal ayaa sidoo kale madaxeyne Muuse Biixi ugu baaqay inuu badiyo wada tashiga isla markaana aan loo baahnayn inuu kaligii go’aan gaadho.


Sidoo kale gudoomiye Faysal waxa uu ka waramay dhibaatooyinka dhinaca wado xumada ee dalka ka taagan isaga oo xusay inaanay jirin wadooyin dhisan oo baabuurtu marto

Loading...
Loading...