Ambasadoor Suhuur Xasan Abiib Oo Hambalyo Udirtay Sannad Guurada Aasaaska Ciidamada Qaranka Somaliland.

0
Saturday February 02, 2019 - 12:18:27 in Articles by Super Admin
  • Visits: 990
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ambasadoor Suhuur Xasan Abiib Oo Hambalyo Udirtay Sannad Guurada Aasaaska Ciidamada Qaranka Somaliland.

    Guul iyo Gobanimo dhamaantood insha Allah!

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guul iyo Gobanimo dhamaantood insha Allah!
Ambasador Suhuur Xasan Abiib ayaa dhambaal hambalyo ah udirtay ciidamada qaraka Somaliland oo ay maanta ku beegantahay maalintii la aasaasay.

Suhuur ayaa qoraal ay ku hambalyaynayso iidamada qaraka Somaliland oo ay warbaahinta udirtay nuqul kamid ahi soo gaadhay xafiiska Hadhwanaagnews, waxaanu uqornaa sidan: - "Waxaan Habalyo iyo bogaadin u dirayaa dhamaan Hogaamada, Saraakiisha, ciidamada qaranka Somaliland iyo xaasaskooga iyo Caruurtooda Munaasibada  Sanad -guurada  asaaska ciidamada Qaranka Somaliland.

Waxaan u  rajeynayaa caafimaad iyo cimri dherer. Guul iyo Gobanimo dhamaantood insha Allah!”
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...