Dublomaasi ka Xilal Ka soo Qabtay Maraykanka Oo Ku Taliyay In La Aqoonsado Somaliland
"Waa in ay Xukuumadda Maraykanku ka faa'iidaysato...
Herman Jay "Hank" Cohen Oo ah kaaliyihii Hore ee Xoghayihii Arrimaha Afrika ee Dalka Maraykanka ayaa u soo jeediyay Xukuumadda Washington in ay ka faa’iidaysato Qorshaha Dawladda Somaliland ay kaga kiraynayso Saldhigyadda Milatari iyana loogu bedelo Aqoonsiga.
"Waa in ay Xukuumadda Maraykanku ka faa’iidaysato heshiiska ay Somaliland u soo Bandhigtay iyana ay Aqoonsiga Siisaa.
Sidoo kalena waa mid ay iskaga kaashaan karaan la dagaalanka Nidaamyada Fekradaha Qalafsan xambaarsan” ayuu yidhi.
Loading...
Loading...