Khaatumo Oo sii deysay maxaabiis

0
Tuesday April 15, 2025 - 18:38:19 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1411
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Khaatumo Oo sii deysay maxaabiis

    Talaabadan ayaa ayaa timid kadib markii Ra'iisul wasaaraha ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaabadan ayaa ayaa timid kadib markii Ra'iisul wasaaraha ..


May be an image of 8 people, helicopter and text that says 'D SOMALIA SOMALI SOMALIA STAR 그작에면'


Maamulka SSC-Khaatumo ayaa ku wareejiyay  Soomaaliya 25 maxbuus oo ka mid ah Maxaabiista u xirnaa colaadihii gobolka ka dhacay sanadkii 2023 kuwaasi oo loo qaaday magaalada Muqadisho.

Talaabadan ayaa ayaa timid kadib markii Ra’iisul wasaaraha  Soomaaliya , Xamsa Cabdi Barre uu gobolka Sool ku gaaray safar  ujeedkiisu ahaa Kala Wareejinta Maxaabiista

Loading...
Loading...